Gollaha Guurtida oo Ansixiyay Xeerka Liisamada Ganacsiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka liisamada ganacsiga dalka. Xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa xeerkaasi ku ansixiyay...

Tirada Dadka Uu Ku Dhacay Coronovirus oo Gaadhay 300,000

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Dadka uu ku dhacay cudurka Coronovirus guud ahaan caalamka ayaa Axadda maanta ah gaadhay ilaa iyo 300,000 oo qof. Sida ay...

Jabuuti oo Samaysay Sanduuq Maal-gashi (DSF) oo Bartilmaameedsanaya $1.5 Bilyan

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Dawladda Jabuuti ayaa samaysay sanduuq maaliyadeed oo madaxbanaan, oo lagu beegsanayo qaadhaan gaadhaya $1.5 bilyan oo dollar muddo toban sano...

Shirka Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Maalintiisi Labaad Galay , Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbigaasi...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shir weynihii koobaad ee Xisbiga WADDANI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah looga furay magaalada Hareysa ayaa saaka galay maalintiisii labaad...

Xisbul Xaakimka Itoobiya Ee EPRDF oo Shir Uga Furmayo Addis Ababa

0
Addis Ababa (Hargeysapress)- Xisbiga haya talada dalka Itoobiiya ayaa la sheegay inuu maanta shir uga furmayo Addis Ababa. Shirka guddiga fulinta xisbiga uu maanta yeelanayo...

Nafis Net Work Oo Walaac Ka Muujisay Gudniinka Hablaha Oo Kor U Sii Kacaya

0
Hargaysa (HP): Daladda la dagaalanka Gudniinka Hablaha ee magaceedda loo soo gaabiyo Nafis Net Work ayaa walaac ka muujiyay in uu kor u kacay...

Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay In Baadhis Lagu Sameeyo Arrinta Ardaygii Lagu Dilay Boorama

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si adag uga hadlay dilkii magaalada Boorama shalay loogu gaystay Wiil dhalinyaro ahaa oo...

Xukuumadda Djibouti iyo Shirkadda DP World oo ka hadlay Natiijada go’aankii Maxkamada UK

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Xukuumadda Djibouti iyo Shirkada DP World ee laga leeyahay waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maamusha Dekedaha Djibouti ayaa ka hadlay Maanta Go'aankii...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkada Prime Somaliland & Sultan Ltd

2
Hargeysa,(HargeisaPress) — Aniga oo ah Maxamed Xasan Ismaaciil  Maxamed Al Somal (Xamaada), ahna mulkiilaha Shirkada Prime Somaliland & Sultan Ltd isla markaana  ku leh...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka uu Hambalyo u dirayaa...