Xisbul Xaakimka Itoobiya Ee EPRDF oo Shir Uga Furmayo Addis Ababa

0
479

Addis Ababa (Hargeysapress)- Xisbiga haya talada dalka Itoobiiya ayaa la sheegay inuu maanta shir uga furmayo Addis Ababa.

Shirka guddiga fulinta xisbiga uu maanta yeelanayo wuxuuna kaga arrinsanayaa siyaasadda xisbiga iyo xaaladda uu wakhti xaadirkan uu ku sugan yahay dalka Itoobiya.

Guddiga wuxuu sheegay arrima kale oo ku saabsan dalka balse aanu shaacin inuu shirkiisa maanta lagaga hadlayo uuna dajinayo siyaasadaha dalka lagu dhaqayo.

Wuxuuna qiimeyn uu ku sameeynayaa waxyaabaha xisbiga u qabsoomay bilihi ugu dambeeyey.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here