“Talo Ku Socota Madaxwayne Silaanyo”Wasiirkii Hore Ee Kalluumaysiga Maxamed Yaasiin Xasan

HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee wasaarada kalluumaysiga iyo badda Somaliland Maxamed Yaasiin Xasan,ayaa qoraal dheer oo uu soo dhigay bogga uu ku leeyahay...

“In Hargaysi Daammo isku qayb-qaybiso waa nasiib darro weyn”….

Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay kala qaybsanaanta qabyaaladda ku salaysan ee sanadahan danbe aad...

“Jalmad Shaah Ah Iyo Bakeeriyo Deyn Ah Ayaan Ku Billaabay Maantana Waxaan Leeyahay Hanti...

JIGJIGA—Haween badan oo Soomaali ah ayaa nolol maalmeedka qoysaskooda kasoo saara ganacsiyo kala duwan oo ay dadaal adag ku bixiyaan, laakiin qaarkood qisooyinkooda waa...

Kulan Lagu Faaqiday Barmaamijka iyo Hiraalka KULMIYE oo Professor Samatar la Yeeshay Hoggaanka Garabka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan lagu faaqiday barmaamijka siyaasadda ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ku galayo doorashada madaxtinimada ee soo socota iyo hiiraalka xisbigu hiigsanayo mustaqbalka dhaw...

Masuuliyiin Ka Tirsan Mucaaradka oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradaha Waxbarashada iyo Diinta

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa dhaliilo xoogan...
Xisbiga Waddani

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

Hargeisa (Hargeisa Press) — Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab...

Somaliland: Barnaamijka Dib-U-Eegista Waxbarashada Qaranka Oo La Daah-furay

Hargaysa (HP): Barnaamijka dib-u-eegista waxbarashadda Somaliland ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa,  kaasoo sanadkiiba mar la qabto laguna qiimeeyo waxbarashadda dalka. Shirkan oo ay soo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Masuul Cusub Magacaabay

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa masuul cusub u magacaabay wasaaradda Qorshaynta qaranka oo hore uu isaga casilay wasiir xigeenkii Cabdikariim Axmed...

Ciidamada Milateriga Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa howl-gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen nin hubeysan oo dhowaan dil ka geystay deegaanka Fadhi-gaab...

Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Si Rasmi ah u Daah-furay Adeegga...

Hargeysa,(HargeisaPress)– Waxa noo farxad ah in aannu markii ugu horaysay si rasmi ah dalka uga hirgelinno adeegga internet-ka casriga ah ee Jiilka Shanaad (5G)...

Latest News