Hotel Ku Yaalla Muqdisho oo Qarax Lala Beegsaday iyo Dabley Gashay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Qarax xooggan ayaa ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Warar...

Wasaaradda Gaashaandhiga JSL Oo Tafaasiil Ka Bixisay Dhacdooyinka G. Sool

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay dhacdooyinkii kala duwanaa ee ka dhacay gobolka Sool tan iyo bishii February ee...

Xukuumadda Somaliland oo Shaqaalaha Dowladda iyo Ciidamada Ka Mamnuucday Inay Wax Lug Ah Ku...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shirkii golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan...

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Qandaraaska Qaranka + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa waxa ay mudaneyaashu...

Gudida abaaraha iyo Weftigiii ka Socday Dawlada imaaraadka Carabta Oo si Wada jira u...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ah gudoomiyaha gudida uu madaxweynaha Somaliland  u saaray abaaraha sameeyey gobolada...

BERBERA: Xafladii Caawa ee Furitaanka Shaybaadha Shidaalka Somaliland lagu samayndoono + Daawo SAWIRRO

0
Berbera, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa uu ku joogo gobolka Saaxil gaar ahaan berbera ayaa...

Garnaqsi Madaxwayne: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Qallinkii: Jama Musse Jama

0
HargeisaPress —Madaxmeyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa soo hordhigay golaha baarlamaanka Somaliland 17kii Diisember 1997kii is-casilaad. Sida dastuurku dhigayo fadhigu wuxu ahaa mid wada...

Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...

Somaliland oo Shaacisay Tiradii Ugu Badneyd Ee Caabuqa Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa ay maanta shaacisay tiradii ugu badneyd ee dadka laga helay xanuunka Coronavirus ah. Saddexdii maalmood ee u...

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo U Bushaareeyay Bulshadda Berbera

0
Berbera (HP): Wasiirka Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed, ayaa ugu bushaareeyay bulshadda gobolka Saaxil gaar ahaana magaaladda Berbera in ay helayaan biyo ku filan...