Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Maanta Tababar u soo Xidhay Xeer ilaaliyaal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta Tababar u soo xidhay Xeer ilaaliyaal iyo Garoorayaal ka kala yimid...

Somaliland: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Boorama oo Xabsiga La Dhigay

0
Boorama (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xukuumada Somaliland ay maanta xabsiga...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War-Biyey Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War-Biyey Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vpUuZ-T9IEk?feature=player_detailpage]   HargeisaPress News Desk — Hargeysa hargeisapress@gmail.com

Xisbiga Mucaaridka Ee WADANI Oo Ka Jawaabay Hadalo Ku Jiray Khudbadii Madaxwayne Biixi.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha kumeel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay aragtida xisbiga wadani ee khudbadii madaxwaynaha somaliland ee...

Somaliland: Wadaad laga Mamnuucay inuu Masaajidada ka jeediyo Khudbado iyo Casharada Diiniga ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/llaahi Axmed ayaa soo saaray qoraal uu kaga mamnuucayo Sheekh Aadan Sunne inuu masaajidda...

Ingiriiska Oo Bidhaamiyay Inuu Doonayo Inuu Taageero Qaddiyadda Somaliland, Balse Haddana Iska Ilaalinaya Inuu...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Majalada caanka ah ee  “the New Statesman” ee ka soo baxda dalka Ingiriiska, ayaa shalay baahisay in dawladda Ingiriisku doonayso inay taageerto qaddiyadda...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeed Dadkii Ku Dhintay Shilkii Gaadhi Ee Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Shilka...

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Amray In Cashuurta Lagu Bixiyo Shilinka Somaliland

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa Ganacsatada iyo Cashuur bixiyeyaasha gobolka Gabiley ku amray inay Cashuuraha ku bixiyaan Shilinka...

Dawladda Hoose Ee Burco Oo Bilawday Ol’ole Kor Loogu Qaadayo Bilicda Magaaladda

0
Burco (HP): Dawladda hoose ee degmadda Burco ayaa bilawday hawl gallo ay ku Dhiraynayso jidadka hal-bawlaha ee magaaladda Burco, dhirtaasi oo kor loogu qaadayo...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo sheegay inuu dib u celinayo lacag muran dhalisay

0
LONDON — Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa sheegay inuu dib u bixiyo lacago muran badan dhaliyay ee uu ku casriyeeyay Amniga Qasriga...