Daawo Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Egal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Silaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray 4 mashruuc oo laga hirgeliyey Egal Airport, Khudbadii Madaxweynaha JSL iyo...

Dawladda Hoose Ee Burco Oo Bilawday Ol’ole Kor Loogu Qaadayo Bilicda Magaaladda

0
Burco (HP): Dawladda hoose ee degmadda Burco ayaa bilawday hawl gallo ay ku Dhiraynayso jidadka hal-bawlaha ee magaaladda Burco, dhirtaasi oo kor loogu qaadayo...

Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan oo Maxkamada Ciidamada Qaranka iyo Badhasaabkii Hore ee Gabiley...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada Ciiddamada Milatariga ayaa maalintii shalay Xabsiga u taxaabtay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan,  oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee...

Somaliland: Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Qorsheyaal Shaqo Abuur + Muuqaal

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cali-sandulle, ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay guddida arrimaha bulshada u qaabilsan golaha wakiillada, waxaanu...

Xisbiyada Mucaaradka Ee Waddani Iyo Ucid Oo Ka Qayliyay Mooshin Ka Dhan Ah Oo...

0
Hargaysa, (HargeisaPress) –Xisbiyada mucaaradka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa si isku mid ah xukuumada ugu dhaliilay mooshinka xildhibaanada guurtida ah ay u gudbiyeen...
Abdirashid Aideed Yasin

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha oo Beeniyay In Kooxda Kubada Cagta Ee Ilaaladda Xeebuhu U Soo...

0
Hargeisa (HP): Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa beenisay in kooxda ciidamadda ilaaladda xeebaha u ciyaartaa ay u soo gudubtay heerka kowaad. Sida uu sheegay...

Goolhayaha xulka kubadda cagta Koonfur Afrika oo xalay 4 gool ku laad ka qabtay...

0
Kabtan Ronwen Williams ayaa afar gool ku laad ama rigoore ka qabtay ciyaartoyda Cape Verde ciyaar ka tirsanayd sideed dhammaadka tartanka Qaramada Qaarada Afrika...

Daawo Muuqaal: Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Qabsoomida Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Fadhigii Golaha Wasiirada ee maanta ayaa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye  waxay ku Cadeeyeen Mawqifkooda ku aaddan Qabashada...

Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Somaliland ayaa maanta jawaab adag ka bixisay hadaladii federal doonka ahayd ee uu Madaxweynha Soomaaliya ku aflagaadeeyey madaxbanaanida Somaliland, halka sidoo...

Ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo Ku Hambalyeeyay Shacabka Somaliland Xuska 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala Digaale, ayaa waxaa uu shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay Xuska Sannad guuradda 31 aad...