Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Maanta Tababar u soo Xidhay Xeer ilaaliyaal iyo Garoorayaal

0
802

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta Tababar u soo xidhay Xeer ilaaliyaal iyo Garoorayaal ka kala yimid Gobolada dalka oo in mudo ah Tababar uga socday Jaamacada Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here