Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roob Dabaylo Watay...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Maamulka Gobolka Gabiley ayaa kormeer Indho indhayna ksoo maray goobihii ay khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii dabaylaha iyo barafka watay ee shalay galinkii...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer kedis ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah...

Daawo Muuqaal: Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Qabsoomida Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Fadhigii Golaha Wasiirada ee maanta ayaa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye  waxay ku Cadeeyeen Mawqifkooda ku aaddan Qabashada...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay  Deegaanka Biya Shiinaha oo ay ka socoto balaadhinta iyo biyo gelinta...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War-Biyey Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War-Biyey Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vpUuZ-T9IEk?feature=player_detailpage]   HargeisaPress News Desk — Hargeysa hargeisapress@gmail.com

Somaliland: Wadaad laga Mamnuucay inuu Masaajidada ka jeediyo Khudbado iyo Casharada Diiniga ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/llaahi Axmed ayaa soo saaray qoraal uu kaga mamnuucayo Sheekh Aadan Sunne inuu masaajidda...

Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Wada Hadalo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE iyo garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka wada hadalo shalay magaalada hargeysa uga bilaabmay.   Garabkan Jamaal Cali...

Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Si Kulul u Dhaliilay Xukumadda Somliland Iyo Guddida Komishanka

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANi oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga ee magaalada hargeysa ayaa waxa dhaliilo xoogan...

Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo C/raxmaan C/shakuur oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Kismaayo

0
Kismaayo (Hargeisa Press)- Wafdiyo heer sare ah oo ay kala hogaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Diinta Iyo Kulamada Berbera ee Maanta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada Somaliland Sh,Khaliil C.laahi Axmed oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera ayaa Maanta Kulan la...