Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi

Somalia: Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland oo Qoraal Afar Qodob Ah Diray

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sarre Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa baaq...

Baadhitaanno Xaqiiqo-raadin Ah oo Laga Bilaabay Barwaaqo University iyo Abaarso Schools

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa baadhis xaqiiqo-raadin ah ka bilowday Jaamacadaha Barwaaqo iyo Dugsiga Abaarso oo lagu eedeeyey inay ka jiraan falal...

Hal Qof oo Ku Geeriyooday Bulaacad Uu Ka Shaqaynayay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Nin muruq maal ah, ayaa habeenimadii xalay abaaro 1:37 ku nafwaayay Bulaacad uu ka xoogsanayay oo ku taalay degmada 26...

News Break: Somaliland oo Dhabarka Ka Dhirbaaxda Shiinaha, Roog-casna U Dhigta Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Warbaahinta dunida, ayaa soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan, kadib markii la xusay sannad guuradii koowaad ee ka soo...

Soomaaliya oo Is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air-arabia Inay Somaliland Duulimaadyo Ka Sameeyaan

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air Arabiya inay duulimaadyo ka sameeyaan Somaliland. Soomaaliya, ayaa waxaa ay sheegtay...

Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia

0
Toronto (Hargeisa Press) – Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo...

Warsidaha The Independent Turkish oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta Covid-19

0
Ankara (Hargeisa Press) – Warsidaha The Independent Turkish, ayaa  warbixin uu ka qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID-19...

Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Geeriyooday

0
Boorama (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ku geeriyooday alle ha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdiraxmaan Cismaan...

Mareykanka iyo Midowga Afrika oo Culays Lagu Saarayo Inay Aqoonsadaan Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press) – Diblomaasiyiinta Mareykanka ee la soo shaqeeyay Madaxweyneyaashii kala dambeeyay ee dalkaasi, ayaa Dowladda Madaxweyne Joe Biden iyo Ururka Midowga Afrika...

Isbedel Ku Yimid Dekeda Berbera iyo Tirada Maraakiibta Ku Soo Xidhata oo Korodhay

0
Berbera (Hargeisa Press) – Maareeyaha guud ee dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabbdillaahi, ayaa sheegay inay sare u kacday Tirada Maraakiibta ku soo xidhanaysa dekeda...