News Break: Somaliland oo Dhabarka Ka Dhirbaaxda Shiinaha, Roog-casna U Dhigta Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Warbaahinta dunida, ayaa soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan, kadib markii la xusay sannad guuradii koowaad ee ka soo...

Soomaaliya oo Is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air-arabia Inay Somaliland Duulimaadyo Ka Sameeyaan

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air Arabiya inay duulimaadyo ka sameeyaan Somaliland. Soomaaliya, ayaa waxaa ay sheegtay...

Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia

0
Toronto (Hargeisa Press) – Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo...

Warsidaha The Independent Turkish oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta Covid-19

0
Ankara (Hargeisa Press) – Warsidaha The Independent Turkish, ayaa  warbixin uu ka qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID-19...

Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Geeriyooday

0
Boorama (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ku geeriyooday alle ha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdiraxmaan Cismaan...

Mareykanka iyo Midowga Afrika oo Culays Lagu Saarayo Inay Aqoonsadaan Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press) – Diblomaasiyiinta Mareykanka ee la soo shaqeeyay Madaxweyneyaashii kala dambeeyay ee dalkaasi, ayaa Dowladda Madaxweyne Joe Biden iyo Ururka Midowga Afrika...

Isbedel Ku Yimid Dekeda Berbera iyo Tirada Maraakiibta Ku Soo Xidhata oo Korodhay

0
Berbera (Hargeisa Press) – Maareeyaha guud ee dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabbdillaahi, ayaa sheegay inay sare u kacday Tirada Maraakiibta ku soo xidhanaysa dekeda...

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Cabdimaalik Muuse Coldoon

0
Burco (Hargeisa Press) – Ciidamadda amaanka ee Somaliland, ayaa waxaa ay galabta xabsiga u taxaabeen Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa waxaa la...

Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Dhigiisa Dalka Kenya?

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye, ayaa la kulmay Wasiirka Waxbarashada ee dalka Kenya Prof, George Albert Magoha. Kulankan, ayaa...

Dibad-baxyo Ka Dhan Ah AMISOM oo Muqdisho Ka Dhacay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dibad-baxyo lagaga soo horjeedo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynahan, ayaa...