Khubaro U Dhashay Dalka Czech oo Somaliland Ka Caawinaya La Dagaalanka Ganacsiga Sharci-darrada Ee...

0
Prague (Hargeisa Press) – Khubaro u dhashay dalka Jamhuuriyadda Czech oo ku yaalla Badhtamaha Qaaradda Yurub, ayaa Somaliland ka caawinaya dagaal ka dhan tahriibinta...

Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland Mushaharka Loo Kordhinayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay inay mushaharka u kordhin doonto Ciidammada kala duwan ee Qaranka Somaliland lacag dhan 20%...

Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Kabul (Hargeisa Press) – Qarax is-midaamin ah, ayaa maanta ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo...

Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Lacagaha Dhawrista Bulshada ee loo...

Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Sitti

0
Sitti (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya Galbeedka Gobolka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta oo Diiradda Lagu Saaray Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayay madaxweyne ku xigeenka, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo Aan Noqon Sidii La Filayay

0
Khartoum (Hargeisa Press) – Biyo-xidheenka weyn ee Ethiopia ay ka sameysay Nile-ka Bulugga ah ayaan sanadkan wax saameyn ah ku yeelan qulqulka biyaha ee...

Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin Gaar Ah

0
Hargeisa—Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin https://youtu.be/XsWnm4NBL-w

Qiimaha Maceeshada oo Kor Ugu Kacay Suuqyada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qiimaha Maceeshada, ayaa kor ugu kacay suuqyada Somaliland, taas oo saamayn ku yeelatay dadka danyarta ah ee marka horeba la...

Mareykanka oo Xayiraad Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea & Kaalintii Dagaalka Tigray oo...

0
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka, ayaa xayiraad ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea oo loo haysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka...