Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Cayimay Wakhtiga Qabsoomida Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka Madaxtooyada iyo ta Xisbiyada...

Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Dalalka G7

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7. Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay Xilliga La-Galayo Doorashada Madaxweynaha iyo Ururada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay goorta la qabanayo Doorashada Madaxweynaha iyo ta Ururada Siyaasada, taas oo ay muddo...

Qodobada Halista Ah Ee Ku Jira Heshiiskii Soomaaliya La Gashay Imaaraadka

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Xiisad xooggan, ayaa ka taagan Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen heshiiska iskaashiga milateri ee ay la gashay Imaaraadka...

Madaxweynaha Somaliland oo $1 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha-Dekedda Lughaya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qadar lacageed oo dhan hal Milyan oo Dollar ugu deeqay dhismaha Dekeda Lughaya, oo...

Daahir Riyaale: “Reer Awdaloow Xamar Waxba Ma-Yaalaan oo Iyagiibaa Sii Kala-Socda”

0
Boorama (Hargeisa Press)- Madaxwaynihii sadexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo kulan isugu yeedhay bulshada reer Awdal si uu u siiyo wixii talo...

Xukuumadda oo Jawaab Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somalilnad Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay...

Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland iyo Saraakiisha Dowladda Ingiriiska?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Somaliland Khaalid Jaamac Qodax iyo dhamaan masuuliyiinta Hay’adda, ayaa xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta xafiiska dawladda Ingiriiska ee...

Saddex Caruura oo Walaalo Ah oo Ku Geeriyooday-Roobab Ka Da’ay Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Saddex caruur ah, ayaa ku naf waayey daad ka soo rogmaday  Roobab xoogan oo ka da'ay deeganka xididaalay ee Degmada Laasciidle...

Israa’iil oo Weerar Gantaalo Ah Ku Qaaday Iran

0
Tehran (Hargeisa Press)- Israa’iil, ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimcaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka, iyada...