Goormay Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu xaaraan noqotay? (W.Q. Garyaqaan Cabdiraxmaan Cabdi Xasan)

0
Waxay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen in go’aanka muddo kordhinta golaha guurtidu tahay waxba kama jiraan.Hadaba waxa is waydiin mudan sideebuu go’aanka guurtidu u noqday...

DOODII MASUULKA XISBIGA WADDANI IYO ANAGA EE MAANSOOR BY: MOHAMED HAGI

0
Wali waxa aan ku guda jiraa cilmi-baadhis iyo xog urruurin ku saabsan arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo aan ka wado Somaliland. Safarkaygu waxa...

Hargeysa: Xasan Waraabe Cade Oo Ka Soo Hor Jeestay In Hargeysa Lagu Qabto Shirka...

0
Wajaale, (HargeisaPress) —La-taliyaha Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Xasan Waraabe Cade ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaga Soomaalida ee dhawaan ka dhacay dalka...

Hambalyo Meher Wacan: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cabdi (Jiciir) Iyo Farax Axmed Xasan + DAAWO...

0
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SOLJA, Agaasimaha Fulinta ee SOLJA, Guddoomiyaha dalladda Ururada dhallinyarada Somaliland ee...

Bahda Hargeisapress . Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Ilma Jama Mohamed ( Afdiinle) Geerida...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin...

Fanaanada Khadra SINIMO Oo Shaacishay Inay Gebi Ka Baxday Kooxda XIDIGAHA GEES-ka, Eedeyna U...

0
“Xasan Saleeban Dhuxul iyo Axmed Weli Furinle Waxay ku kaceen cadaalad darada iyo kala qaybinta qabyaalada iyo naxliga, waxaanay cuna-qabateeyeen fankaygii” Khadra SINIMO Hargeysa, (HargeisaPress)...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

0
Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

Qisooyin Ku Saabsan Mucamar Al Qaddaafi (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress—Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaab dhaqameedadii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya...

Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga WADANI midkee ku saxsan? By: Dr.Mohamed Culimo

0
Sida warbaahinta lagu baahiyey madaxweynaha ayaa dib ugu celiyey xisbiga WADANI xubintii ay u soo xuleen gudidda doorashooyinka qaranka . Xubintaas oo ah Dr...

BBC-da Oo Badashay Kalmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay Iyo Magaca...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay...