Hambalyo Meher Wacan: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cabdi (Jiciir) Iyo Farax Axmed Xasan + DAAWO SAWIRRO

0
1336

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SOLJA, Agaasimaha Fulinta ee SOLJA, Guddoomiyaha dalladda Ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Siyaad Cumar Cali, Dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SONYO, Agaasimaha SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed iyo dhammaan shaqaalaha Xarunta dhexe ee SONYO, Guddoomiyaha dalladda SONSAF Mustafe Sacad Dhimbiil, Agaasimaha SONSAF Maxamed Axmed Maxamuud Barawaani, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase), Siciid Maxamed Axmed, Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab Sh. Ibraahim, Maxamed Caydiid Cali, Maxamed-Foosi Xasan Muuse, Saleebaan Cabdi Barkhdle, Khadar Xariir Axmed, Shabcaan Salaan Cige, Cabdifataax Cabdilaahi Jaamac, Mustafe Dayib Cabdilaahi, Cawo Axmed Xaashi, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Ciid, dhaammaan Akhyaartani waxa ay Hambalyo kal iyo lab ah oo ay ku dheehan tahay duco hawada u marinayaan Meherka:

Dr. Cabdiraxmaan Cali Cabdi (Jiciir)
Iyo
Farax Axmed Xasan

Oo 14/June 2015 Meherkoodu Ka Qabsoomay Caasimadda Wadanka Ingiriiska ee London. Dhammaantayo waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala helan. Wiil iyo caano gabadh iyo caano. Aaamiin Aaamiin

1798791_950292758348809_8163549031726100909_n

11427239_10152776002010378_5337981413848108009_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here