Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...
Maxay tahay Sababta Eritrea ula heshiinayso Soomaaliya ee Jabuuti ula heshiin wayday.
Eritrea waxa uu khilaaf dhul ka dhexeeyey iyaga iyo Itoobiya iyo iyaga iyo Jabuuti, Itoobiya way la heshiiisay Eritrea oo dhulkii ay ku haysatay...
Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Oo Loo Eryey Khilaaf Soo Dhexgalay Wasiirka Iyo Murannada Soo Noqnoqday...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maalintii shalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta. Mudane Cali waxa uu...
Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedka IGAD
Hargeysa-30-07-2018-(Hargeisapress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarasahda Somaliland Oo Wada Jir U Bilaabay Qorshe Looga-Gol...
“Kulankan Ayaa Daba Socda Siyaasadda Xukuumadda Ee Tayaynta Waxbarashada Dalka Iyada Oo Shirkii Ugu Dambeeyey Ee Golaha Wasiirrada Jsl Lagaga Hadlay Habka Iyo Hanaanka...
Daawo:Fikirka daweynha Somaliland ay ka qabaan Xalada Dalka Sidoo Kale dhalinyaro ciyaartoy somaliland u...
Fikirka daweynha Somaliland ay ka qabaan Xalada Dalka Sidoo Kale dhalinyaro ciyaartoy somaliland u Kana tagey ingriiska SLNTV
https://youtu.be/MYZEShZ02Tk
Maayirka Gabilay”Afar Xil Dhibaan Oo Gidaar Ka Hadlay Anaga Xilka Nagama Qaadi
Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa si adag ugu jawaabay xildhibaano ka mida golaha deegaanka Gabiley.
https://youtu.be/vhWZlLQlzcg
Shirkadda Telesom Oo Maalgalinaysa Horyalka Fa Cup Somaliland iyo Oo Soo Saaray Isku...
Hargeysa , (HargeisaPress) —Tartanka kooxaha heerka koowaad, labaad iyo sadexaad ee (FA Cup-ka) ayaa dhawaan lagu wadaa in Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ka furaan...
Waraysi: Madaxa Hay’adda shaqaalaha Somaliland
Hargeysa , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay'adda shaqaalaha dowladda ee Somaliland Sharma'arke Axmed Muxumed ayaa shaaca ka qaaday in hadda wixii ka danbeeya aanu jiri doonin...
Somaliland Oo Sheegtay Inay Jawaab Aan La Mahadin Ka Bixin Doonto Jidgooyo Ay Puntland...
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka biyaha Saleebaan Cali Koore oo ay waheliyaan xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan oo ka soo jeeda gobalka Sool, ayaa ka...