Hambalyo Meher Wacan: Kayse C/laahi Iyo Khadra Sh. Cali + SAWIRRO

0
1168

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan iyo dhamaan Hawl wadeenada HargeisaPress

kayseee

Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Boqorka Kayse C/laahi ismaaciil iyo Boqorada Khadra Sh. Cali Sahal oo Meherkoodu Ka dhacay shalay 01 /8/2014, Hotel Qasrul Cabdalle ee Magaalada Gabilay waxaan leenahay Aqal galkiina ku Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo Amiin-Amiin-Amiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here