Hambalyo Meher Wacan: Bashiir Cabdi Iyo Marwadiisa Raxma Xaaji + SAWIRRO

0
1397

Bashiir2222265Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Barkhad Mohamoud Kaariye, Siciid Axmed Siciid (Gufaaco), C/wahaab Aw Daahir Khaliif, C/risaaq Aw Daahir Khaliif (Guray), Bashiir Barkhad, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Dr Ciise Cabdi Jaamac, Sacad Sheekh Muuse, Xuseen Axmed Xaashi, Fu’aad Maxamed Cali (Giijo), Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), C/kariim Axmed Aadan (Cidhib), Khaliif Cabdi Sheekh, Guuleed Maxamed Muuse (Qarro), Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Axmed Daa’uud Cismaan(Xoogsade), dhamaan dhalinyaradaasi oo kala joogta dacalada dunidu waxay hambalyo meher wacan u dirayaan Boqorka iyo Boqorada

bashiir 222

Bashiir Cabdi C/Laahi

Iyo

Marwadiisa Raxma Xaaji Ismaaciil

oo meherkoodu maanta ka dhacay Huteelka RAYS ee Magaaladda Boorama, waxaanay leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina bashbash iyo barwaaqo ha idinku gaadhsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

LEAVE A REPLY