Wasiirkii Hore Warshadaha Somaliland oo Ka Hadley Horumarka Ka Socda Gabiley

0
620

Gabiley (Hargeisa Press)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee ka soconaya magaalada Gabiley.

Ex: Wasiir Shucayb ayaa ka hadley hawlgal ay dawlada Hoose ee degmada Gabiley ku banaynayso jidadka, Isagoona bogaadiyay horumarka waxqabad ee golaha deegaanka Gabiley wado.

Hargeisa Press Desk/Gabiley Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here