Waddanka Imaaraadka Iyo Airportka Berbera: Sidee Ayay Danta Guud Ee Qaranka Ugu Jirtaa. Amb.Rashid...

0
Akhristow waxan maqaalkan kugula wadaagayaa inaan ku tusaaleeyo  sida danta qaranku ugu jirto in aynu ka kirayno dawlada Imaaraadka Airportka Berbera. Si marka aad...

Xuska 18-Ka MAY: Xuskeeda Dambi Mooyee, Miyaan Darajo Laga Korodhsan Karin?. Dr.Mohamed-Culimo

0
18-ka bisha May oo ah maalinta qaranimadda Somaliland waa maalin taariikhi ah oo ku suntan inta badan quluubta bulshada Somaliland. Maalintani waxay ka mid...

Taariikhda Dahabka ah Ee Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay...

0
Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa...

Safiir Baashe Cawil oo lagu Soo Dhaweeyey Caasimadda Kenya ee Nairobi

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Safiirka Somaliland ee Kenya u fadhiyi doona Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa maanta gaadhay magaalada Naribo ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana si...

WAA KUMA SIYAASI?

0
Yaa siyaasi ah, kuma ayaa loo gu yeedhi karaa siyaasi amma qaadan kara yeedhmada siyaasi "title of politician"? Soomaali waa ay jabtay, oo ay wayday...

Hay’adda Shaqada iyo shaqaalaha Somaliland oo Tirokoobkii shaqaalaha ka Bilowday Gobolka Saaxil

0
Berbera, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Saaxil ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo...

Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...

Marwo Samsam Cabdi Aden Masuul ka runn sheegtay Xil gudasho Qaran Q/2aad W/Q: Nimcaan...

0
Akharistow marka aan indhah laga Qarsan xaqiiqada jirta iyo Samsam cabdi adan waa haweenay isku darsatay Karti,Aqoon xilkasnimo iyo Xeeldheri garaad oo ayy  weheliso...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

0
Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

Soomaali xadday baabuurkii Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Qallinkii: Ambassador Hussein A. Duale Awil

0
HargeisaPress — Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur “Mercedes” ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman...