Hal magaalo oo laba dal kala maamulaan, laba nin oo ilmaadeer ahi kala xukumaan...

Magaaladda Wajaale waxay u qaybsan tahay, laba qaybood oo kala ah qayb Somaliland iyo qayb Itoobiya ah, marka qaybta Somaliland joogto oo ah qaybta...

Marwo Samsam Cabdi Aden Masuul ka runn sheegtay Xil gudasho Qaran Q/2aad W/Q: Nimcaan...

Akharistow marka aan indhah laga Qarsan xaqiiqada jirta iyo Samsam cabdi adan waa haweenay isku darsatay Karti,Aqoon xilkasnimo iyo Xeeldheri garaad oo ayy  weheliso...

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan...

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen Muuse Biixi Cabdi Faras...

Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Sannad kasta maanta oo kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada...

Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – W/: Maxamed Cabdi Daa’uud (Q.2aad)

Maxamed Cabdi daa’uudSheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo u jawaabaya dadka qaba in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin, waxa uu yidhi: “Bal kaalaya ila eega...

HAMBALYO MEHER: Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax + SAWIRRO

Yuusuf khadar cabdi Maxamed Siciid Cabdillaahi C/nuur Mohamed cali Axmed daahir abokor Isaxaq maxamud cakush Ahmed abdi ahmed Sidiiq Maxamuud Gahayr Ibraahin cabdule xirsi (suldaan xandule) Iyo xaasaskooda iyo caruurtoodj waxay...

Waxaanad la dagaalami Karin waa godob iyo cadow aanad garanayn.

Waxaanad la dagaalami Karin waa godob iyo cadow aanad garanayn. Hareerahaaga eeg waxaad arkaysaa wax u eeg shay aad hore u taqaanay oo muuqiisii wax...

Adiga ayaan kuu Shaqeeyaa! Xamse Cumar Kujoog

Hadda ayuu ka soo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirrada iyo marti...
video

Maayirka Gabilay”Afar Xil Dhibaan Oo Gidaar Ka Hadlay Anaga Xilka Nagama Qaadi

Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa si adag ugu jawaabay xildhibaano ka mida golaha deegaanka Gabiley. https://youtu.be/vhWZlLQlzcg

Berberi waa Iib!

Majecli inaan maanta hadal badan idin idhaa , waxaa kaliya oo aan idin xasuusin lahaa dhacdooyin intiina badani aad ka warqabtaan iyo guubaabo guud...

Latest News