HAMBALYO Dhalasho Farxad Leh: Xasan Cumar Nuur oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad...

Waxa aan Amal Bank ku Hambalyeynayaa Ruqsadda ay ka Heleen Baanka Dhexe ee Somaliland

0
Anigoo ah Hal-door Rashid Sulub Caalin, Deggen Caasimadda Hargeysa, kana mid ah macaamiishiina idinla bilaabay adeegan hufan ee aad u fidisaan Soomaalida daafa Adduunka...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 9 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Astaamaha Burburka: Akhristeyaal, astaamaha gurracan ee hadda ka muuqda hab dhaqanka siyaasadda iyo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud (Jengali) oo ay walaalo yihiin Dr. Maxamed Aadan Sheekh...

Sacuudiga Oo Hawada Sare Ku Xakameeyey Gantaal Ku Jihaysnaa Magaalada Riyaadh

0
Riyad, (HargeisaPress) —Isbeheysiga uu Sacuudiga hoggaaminayo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yaman ayaa sheegay in ay qabteen gantaal  kusii jeeday magaalada Riyaadh, sida uu...

Siyaasada Mikrifoonka iyo Qiirada Xisbiyad Mucaaridka !

0
  Doorashadi iyo Abaarti waa lakala qaaday laakin Xisbiyada Mucaaridka iyo Xaflad soo dhaween ah lama kala qaadin ! Go'an laga gaadho yaa garan ! Waxaan...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Baahisay 21 Shaqo oo Cusub

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof oo ka shaqayn doona madax-tirinta shaqaalaha dawladda. Iyada oo Hay’addu...

Qabowga Dhaxanta iyo Xummadda-Darani Waxay Wehel U Yihiin Dadka-Maanka Ka Buka

0
Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaad ku arkaysa Dadka Maanka ka buka, oo dabada galiyay gidaarada iyo dhirta hoosteeda, kuwaas oo aan haysan waxyaabaha...

Baaq taageero Suldaanka guud oo ka soo Baxaybeesha Suber awal ee yurub

0
Oslo Norway Anigoo ah suldaanka beesha guud ee beesha suber awal ee yurub waxaan halkan ka cadaynaya inaanu taageersanahay suldaanka guud suldaan xasan iyo...

Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Qeyb Galay Arooska Ciyaaryahanka Mesut Ozil + SAWIRRO

0
ISTANBUL —Madaxweynaha dalka Turkiga, Racep Tayyip Erdogan iyo marwadiisa ayaa ka qeyb galay xaflada arooska ciyaaryahanka caanka ah ee Mesut Ozil oo ka dhacay...