Yusuf Garaad: Iridda Keliya ee Gegida Dayaaradaha ee Muqdisho

0
Haddii aad rabto in aad garato sida aan uga guran nahay curinta ra’yi ama wax cusub oo aan hore u jirin si ay noloshu...

Fursadaha Xalka iyo Wada-hadalka Yaan La Qawdin!

0
Qore: Cumar Maxamed Faarax Kadib markii aynu wada jir iyo yuhuun walaaltinimo aynu ku muunaynay munaasibaddii 31 guurada madax-bannaanida Somaliland ee 18kii May oo dalka...

Ninka Xadhig Suryeeyoow Waxa Socota Taariikh. W/Q: Mohamed Gacayte

0
Somaliland maanta Doorasho ayay ku iibsamaysaa muran, isjiidjiid iyo ku jiqsii dalka dan uma aha, komishankii hore diidnay, kii cusbaa diidnay, kii hore ayaa...

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

0
21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka W/Q Maxamed Cirro 21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii...

Mo Farah: Wax Khalad Ah Ma Sameyn

0
Chicago (Hargeisa Press)- Orodyahanka Mo Farah ayaa ku adkeysanaya inaanu sameyn wax khalad ah, xilli su`aalo laga weydiinayo tababarihiisii hore ee xayiraadda lagu soo...

TACSI TIIRAYO LEH: Marxuum Abdirahman kuuriya oo Maanta Lagu Aasay Gabiley

0
HargeisaPress — Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin,  Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed...

Waar ileen Ceeb Looma Dhinto, Xirsiyow By: Roda Abdi Muse

0
Xirsiyoow Ayeeyo Horta Abahaa Ayaan Habaryar Dhaw U Ahay. Adiguna awoow ayaad ii tahay runtii. Lkn bilaa abaal ayaad tahayoo. Abaal laawe ehel lagama...

La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Carwo wuxuu Tacsi u dirayaa...

0
Geerida Marxuum Xildhibaan Prof. Mohamed Barkhad Miigane. La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Carwo wuxuu Tacsi u dirayaa Golaha Wakiilada Somaliland ,Shacabka...

Maxamed Salaax oo ku guuleystay ciyaaryahanka sanadka Afrika ee BBC

0
Ka dib markii taageerayal kala duwan ay codeeyeen, Maxamed Salaax oo u ciyaara Liverpool ayaa ka guuleystay ciyaaryahannada kala ah Pierre-Emerick Aubameyang oo Gabon...

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

0
Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan....