QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj)

0
Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay? Waxa kusinaan 14/11/2014 laga qafaashay gurigiisa gudoomiye cabdiraxaman xasan aadan oo ah Hogaanka urur ay ku bahoobeen...

Shirkada Dahabshiil Group oo Tacsi ui Diraysa ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum...

0
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Β Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil GroupΒ (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil GroupΒ (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil,...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Suldaan Jaamac Cismaan Aadan

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga...

Wasiirka Duulista ee Wargeysyada Ammaantiisu Buuxisay Waa Kuma?

0
Aniga oo aha da’yarta Somaliland markasta diyaarka u ah inay wax ka qoraan wixii gef iyo khalad ah ee ay siyaasaddu geysiiso Dadka ku...

Hudheel Casri Ah Oo Xalay Laga Daah Furey Duleedka Hargeysa Iyo Muuqaalka Hudheelka Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” waxa Habeen hore duleedka magaalada Hargeysa laga daah furey hudheel casri ah oo noociisu ku cusub yahay Somaliland. https://youtu.be/09lv4pC0yXg  

Xisbiga Wadani oo ka badheedhey hagardaameynta iyo khalkhal galinta xasiloonida Somaliland By: Aydaruus...

0
Xisbiga siyaasad baradka ah ee Wadani oo ka badheedhey hagardaameynta iyo khalkhal galinta xasiloonida iyo burburinta shacbiga ku jira farxada iyo damaashaadka u dabaal...

“Maskaxda daciifka ahi duruufaha soo kordha dhib ayay u aqoonsataa…”

0
Somaliland laga soo bilaabo May 1995 oo uu Madaxweyne Cigaal laba jeer kordhistay muddo xileedkiii la doortay. 2015-kii markii laba sano ayuu korodhsaday...

Madax-dhaqameedku Waa Hoyga Nabadu Ay Hadhsato..!

0
HargeisaPress β€” Umad waliba waxay leedahay dhaqan kaas oo lafalgala nolosha iyo waayaha hadba taagan. Umada reer Somaliland waxay ka mid tahay dadyowga dhaqankoodu...

Dhaliillayaasha iyo dhegaystayaasha Somaliland! Qalinkii : Cabdicasiis Ibraahin Ciise ‘Daacad’.

0
Waagii u beryay siyaasaddii cakirrantay geeridii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal (AHUN) ka dib, waynu af go'nay oo aynu aabbayaasheen fuudka la cabnay. Waxa soo...

Yaa Caawinaya Wiil yar oo Dalka Gudihiisa waxba Lagaga Qaban Kari waayay DAAWO SAWIRRO

0
Yaa caawinaya Wiil yar oo layidha Cabdixamiid Cabdiqaadir Cali oo dalka Gudihiisa waxba looga qaban kari waayay isla markaana ay dhakhaatiirku ku taliyeen in...