Car iyo Wir Ka Dhex Taagan Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Waxbarashadda

0
Sanadkan mar labaad waxaa foodda iskula jira mulkiileyaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda Waxbarashadda Somaliland: Sanadkii hore ee 2018-kii ayaa sidan oo kale la...

Sababaha Sicir-Bararka: Cashuur Dadban “Indirect Tax”. Weli Miyaa Maqasheen Dahabshiil & Somtel Oo Ka...

0
Cashuurta Dadbani  “ indirect Tax “ waa cashuurta la saaro alaabtaee laga soo dejiyo dekedaha  sida bariiska, timirta, dharka, saliida  iwm.  Marka la kordhiyo...

Goormay Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu xaaraan noqotay? (W.Q. Garyaqaan Cabdiraxmaan Cabdi Xasan)

0
Waxay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen in go’aanka muddo kordhinta golaha guurtidu tahay waxba kama jiraan.Hadaba waxa is waydiin mudan sideebuu go’aanka guurtidu u noqday...

Mustashaar Ahmed Arwo: Talooyin Horumarinta Dhaqaaalaha- 6

0
Maanta waxa aynu diiradda saari doonaa cashuuraha hadafka gaarka ah laga leeyahay. Waxaa ka mid ah cashuur dhaaf loo sameeyo maalgashiga shisheeye oo la...

Faallo Siyaasadeed: JAHAWAREERKA SIYAASADDA HOGGAAMINEED EE XISBIGA UCID W/Q: Siyaasi Maxamed Maarshaal

0
Bahasha carsaanyadda la yidhaa, way caggo baddan tahay, afarta jihana way u socotaa, lama garto dhinacay u dhaqaaqi doonto, Waxaa  xaalkiisu sidaa ka dhigan...

Dhalinyarada iyo hogaaminta dalka Qallinkii: Mukhtar Cabdi Cilmi

0
Tan iyo markii somaliland ku dhawaqday la soo noqoshadedii qaranimada somaliland  bishii may 1991, somaliland waxay ku talaabsasaty horumar aad u baladhan oo dhinacayda...

” Nile Academy” In La Saaro Maxaa Loo Cuskanaya

0
Inkasta oo Wasiirka Arimaha Debida Somaliland jawaab diidmo ah ka bixiyey codsigii Qunsulka Turkigu u soo gudbiyey ee ku saabsana in Nile Academy dalka...

GANACSADE ADAA ABAARTA KEENAY Qallinkii: Faysal C Madar (Faysal Qumuj)

0
Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu ilaahay abaaraha naga soo jabiyo, waxa aynu wada ognahay samaynta taban ee abaaruhu inagu leeyihiin, iyo in inta badan...

Madaxweyne Kuxigeenka Oo Tacsi Udirey Qoyska Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Gurey oo Ku...

0
HARGEISA—Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Waxa uu Tacsi gaar ah u Dirayaa Qoyska Qaraabada iyo Eheladda, iyo Qaranka Somaliland...

Fulinta Qisaastu Waa Amar Alle Ina Faray Hanbalyo Xukuumada , Bahda Cadaalada iyo...

0
Sida uu ilaahay ina faray waa waajib ilaahay  qur’aankeena kariimka ah  inoogu sheegay in la fuliyo qisaasta islamarkaana ay banaantay in qofka qof dila...