Saxaafadda Dunidda Oo Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland Ku Tilmaamay Doorashadii Ugu Dumquraadisaneyd Uguna Casrisaneyd Ee...

0
Warbixinta Saxaafadda Caalamku Ka Qoreen Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda  Ee Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Mid Soo Noolaysay Rajaddii Dumquraadiyadda Ee Dalalka Bariga Afrika Hargeysa, (HargeisaPress) —Wakaladdaha...

Marxuum Ahmed Cabdi Muuse (Banooni) oo maanta si balaadhan loogu aasay Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Waxa manta Xabaalaha Baqiic ee duleedka caasimada hargeysa si balaadhan loogu Aasay Marxuun Axmed Cabdi Muuse Oo Ka Tirsanaa Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland. Marxuumka ayaa...

Booliska Turkiga oo Xidhay 210 Qof oo Ka Qeyb-galayay Dibadbaxyada May

0
Istanbul (Hargeisa Press)- Booliska Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo rasaasta cinjirka ah si ay u kala eryaan...

Car iyo Wir Ka Dhex Taagan Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Waxbarashadda

0
Sanadkan mar labaad waxaa foodda iskula jira mulkiileyaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda Waxbarashadda Somaliland: Sanadkii hore ee 2018-kii ayaa sidan oo kale la...

Safarka Aakhiro Waa Hayaanka Ama Safarka Loogu Jirro Aakhiro WQ: istaahil duale

0
Bani’aadamka oo dhami waxay ku jiraan socdaal ama safar dheer, safarkaas oo ah meesha aan ku socono iyo hoygii rasmiga ahaa oo wali inoo...

Darajadaan Geeska DHeernahay Mudaan Danbarkeeda Maalnee, Tolaw ...

0
Qoobadaan  Ku  Nool   Nahay  Buqcadaa  Yar  Ee  Irmaan  Ilhaamka  Rabbiyo  Ku  Socota  Nimaadyadaa  Mawluhu  Ugu  Talagaley  Ayaa  Waxa  Ku  Duugan  Macnoyaal  Fara  Badan,  Darajooyin ...

Fanaanada Ifraax Tolmoon Oo Daawaha Ka Soo Qaaday Hees Cusub Oo La Yidhaa (LADH...

0
HargeisaPress — Fanaanada caanka ah ee Ifraax Tolmoon, ayaa daawaha ka soo qaaday hees cusub oo la yidhaa (LADH CAASHAQ). Erayada: Maxamed Siciid Xarago Laxankii Khadar...

“Waxa La Gaadhay Waqtigii La Qiimayn Lahaa Hogaamintiisa. Kadib markii uu Faysal A. Waraabe...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sidaad lawada socotaan waxaanu gudbinay dacwad ka dhan ah Faysal A. Waraabe, mudada ay dacwadaasi socotana inaanu ahayn Guddoomiye matali kara Xisbi...

Xoghayihii Hore Ee Xisbiga UCID Oo Soo Bandhigay Nuxurka Barnaamij Ay Wadaan Oo Shacabka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xoghayihii hore ee xisbiga UCID Yuusuf Googooye ayaa faahfaahin ka bixiyey barnaamij ay wadaan isaga iyo aqoonyahanka kale oo shacabka Somaliland...

Hudheelka Loogu talogalay Dadka doonaya Inay Iska Ooyaan

0
Barnaamijkeenan kooban ee xogta dahsoon waxaynu maanta ku daah qaadaynaa halka uu ku yaallo iyo qiimaha lagu seexdo hudheelka u gaarka ah dadka doonaya...