Marxuum Ahmed Cabdi Muuse (Banooni) oo maanta si balaadhan loogu aasay Hargeysa

0
996

Hargeysa,(HargeisaPress)-Waxa manta Xabaalaha Baqiic ee duleedka caasimada hargeysa si balaadhan loogu Aasay Marxuun Axmed Cabdi Muuse Oo Ka Tirsanaa Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland.

Marxuumka ayaa shalay si kidis ah kugu geeriyooday magaalada hargeysa, aaska marxuumka waxa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mukhtaar Maxamed Cali iyo shaqaalaha wasaarada warfaafinta iyo dadweyne kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUULKA WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here