Fanaanada Ifraax Tolmoon Oo Daawaha Ka Soo Qaaday Hees Cusub Oo La Yidhaa (LADH CAASHAQ).

0
1379

HargeisaPress — Fanaanada caanka ah ee Ifraax Tolmoon, ayaa daawaha ka soo qaaday hees cusub oo la yidhaa (LADH CAASHAQ).

Erayada: Maxamed Siciid Xarago

Laxankii Khadar Ilka Case

Music by Ismail Danan

Heestaas siday u dhacayso-ba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here