Dhacdo Ugub ah: Ilmo Yar oo Laga Shaqaalaysiiyey Ciidanka Dab-damiska Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Inan yar oo lagu magacaabo Ayaan-Badan oo maalintii ay afartan-baxday la go’aamiyey inay ka mid noqoto Ciidanka Dab-damiska, lana siiyo gunno la mid...

Cadceedii Qabyaalada Gabiley Oo Gabalkeedii Dhacay Q2aad. By: Naasir Meecaad.

0
Maayarka Magaalada Gabiley Mudane:Maxamed-Amiin Cumar Cabdi Marka Laga Reebo Dhinaca Wadooyinka Oo uu Wax Yar ka Qabtey, Ma Jirto Wax Wayn Oo Waxqabad ah...

Maaligashigu Waa Darajo Dawladnimada Lagu Qiimeeyo, Laakiin ...

0
Dadka  waxa  ku  soo  dhacay Daruustii   la  barayoo, Daarihii  burburey  shaley Waxa  maanta  kaga daran Iimaan  daraantiyo Nabaad- guurka  diintiyo Kaga  dhacay  damiirkoo Dal  waxaan  ku  noolahay Saddexdii  dalqadood Lagu  furey  adanimadii Dal  waxaan ...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo ka Qaybgalay Shir Lagu Qabtay Tanzania

0
Mwanza, (HargeisaPress) –Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka qayb gashay shir caalami ah oo lagu qabtay  Mwanza  oo ku...

Dalka Waa Lakala Leeyahay & Dooga Soo Baxaye Doqon Iyo Nin Liitaaba Hays Daba...

0
Waxaan aad ula yaabay mar aan arkay (akhriyay) maqaal lagu daabacay website reereedka QORILUGUD kuna taariikhaysan 15 Feb 2016 lana Publish gareeyay 10:28:43 Ciwaana...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 6 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Sababaha Xulashada  & ilduufka abaalka: Akhriste, shirwaynihii koowaad ee golaha dhexe ee xisbiga...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Qaranka...

Maayarka Gabiley waa Halyaygii Horumarka Gabiley. shaqsi leh Dulqaad Dacadnimo Uu ugu Adeegayo‏ Bulshadda...

0
Maayar Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdimarkii uu la wareegay xilka ama maamulka Dawladda hoose waxay ahayd meel ay wax badani ka qabyo yihiin, maxaa...
Badbaado waa u Danayn Dal iyo Shacab

Badbaado Waa U Danayn Dal iyo Shacab

0
Jawiga siyaasadeed ee dalku waa mid aad uga duwan xaaladihii lagu arki jiray xamaasada iyo xumada ka horeysa qabashada doorashooyinka. Xukuumadda, Mucaaridka iyo xisbigada talada...

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee...

0
Dhoqoshey, (HargeisaPress) — Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey dadka abaarta ka soo doogay ee deegaanka degmada dhoqoshay ee gobolka...