Qaabka 18-ka May Looga Xusay Magaalooyinka Boorama, Ceerigaabo, Laacaanood, Burco, Berbera iyo Gabiley

0
Boorama (Hargeisa Press) – Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa maanta si weyn looga xusay munaasibadda 18-ka May oo ka soo wareegtay 31-guurada...

MAXAALOOWADA SHIB YIDHI SAW SUAAL SHARADI MAY OOLIN, BY: Aadan CABDI CIIDLE

0
Waxay ahayd. Ishii sebtenbar waqtigaasi oomadaxwayne siilaanyo uugolaha hiusa isku shaandhaynkusameeyay waxaanay taasi meesha kasaartay , Maayernimadii maayarka dagmada gabilay maayar shucayb maxamad muyse ooloosoo...

Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Ku Eedeeyey Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa oo ka hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira ayaa waxay dusha u saareen sicir bararkaasi wasiirka...

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Dareemayo Buuxinta Jagadii Uu Baneeyay Cabdiraxmaan Cirro Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa magaalada Hargeysa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ee khuseeya buuxinta jagadii gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ee uu baneeyey Cabdiraxmaan Cirro,waxaana loolan adagi  uu dhex...

Wax Ka Baro Dilaaliinta Hantida Qaranka Boobtay Ee Sheekh Adam Siiro Kaga Hadlo Masaajida...

0
Akhrista inaga oo ogsoon in dalkan Jamhuuriyada somalilanld maanta nin ba ninka uu ka been badan yahay, tuugsanyahay, xaaran cun badanyahay uu calnkiisu taagan...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Direy Shaqaalihii Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri...

Iswaydaari Indhaha Farmaajow. W/Q: Maxamed Gacayte

0
Haday bishu hortaada timaado ma beenin kartid, kolkaa siday doonto haw dhigtee Somalia way ku qasban tahay inay bogaadiso kulanka Madaxda labada Dal ee...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo ka Qaybgalay Shir Lagu Qabtay Tanzania

0
Mwanza, (HargeisaPress) –Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka qayb gashay shir caalami ah oo lagu qabtay  Mwanza  oo ku...

Ogeysiis Ogeysiis ( Aqoonyahan Xilka loo igmado aad ugaraaya oo aan idin ilaaweyn haduu...

0
Jaaliyada Somaliland ee Magaalaada Bristol iyo Nawaaxidkeeda waxay si sharaf iyo maamuusleh ugu marti qaadaysaa dadweynaha dagen Magaalada Bristol iyo magaalooyinka kale ee dalkan...

BERBERA & KUXIGEENADA MAXAA ISDABA DHIGAY !!!!!!!!!!! Qalinkii A A Mohamed

0
WXAAAN SI KOOBAN HALKAN QORAAL GAABAN UGU MUUJINAYAA 7-KUXIGEEN OO BERBERA KASOO JEEDA OO QAARNA HADA KAHAYAAN XILAL QAARNA AY SOO MAREEN WAANA SHEEKO...