Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho

0
1026

Hargeysa (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Qaranka ayaa waxa uu Jaamacada Alpha kala wareegay deeq waxbarsho oo dhan 18 arday oo loogu tala galay in la siiyo ardayda ay dhaleen ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY