Wax Ka Baro Dilaaliinta Hantida Qaranka Boobtay Ee Sheekh Adam Siiro Kaga Hadlo Masaajida W/Q C.Rasaaq Jaamac Cali

0
1039

Akhrista inaga oo ogsoon in dalkan Jamhuuriyada somalilanld maanta nin ba ninka uu ka been badan yahay, tuugsanyahay, xaaran cun badanyahay uu calnkiisu taagan yahay.

 

Waxa maanta magaalada jooga rag miyiga ka yimid ugana  yimid caydhnimo iyo saboolnimo darteen in ay maanta ka mid yihiin tujaarta haysta malayiinta doller hantidaas oo aanu habeen u soo dhibaatoonin.

 

Cali Gobanomo ninka la yidha waxa uu ka mid yahay raga maanta kala jara hantida qarankan ka dhaxaysa taas oo dawlada Kulmiye iyo casaabada madaxtooyada ee calankeedu sii dhacayaa ay sii bililiqaysanayso.

 

Maqaladan oo ahaan doona taxane  waxan ku soo qaadan doona

1.Waa kuma Cali Gobanimo

  1. Lacagtii uuu ku dhacay suuqa gobanimo oo uu magacan kula baxay
  2. Dhulka iyo hantida maguurtada eh ee uu iibiyay
  3. Maalka uu haysto maanta
  4. Saamaynta ay ku yeelatay reerkiisa, qoyskiisa

 

La soco todabaadka danbe 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here