MAXAALOOWADA SHIB YIDHI SAW SUAAL SHARADI MAY OOLIN, BY: Aadan CABDI CIIDLE

0
1038

Waxay ahayd. Ishii sebtenbar waqtigaasi oomadaxwayne siilaanyo uugolaha hiusa isku shaandhaynkusameeyay waxaanay taasi meesha kasaartay ,

Maayernimadii maayarka dagmada gabilay maayar shucayb maxamad muyse ooloosoo dalaciyay wasiirka warshadaha soomaaliland iyadooxildhibaan nimadiusa.a lagubadalay xildhibaan geeri suge ahaa waqtigaa waxaa isna ilaahay rasada kasoo faqay maayarka hada ootaaroikhdiisu kudhrererNtahay inuu dhalay macalinkii gabilay ugu mudada dheeraa eecumar dheere ,oo ahmaxad amiin cumar cabdi cumar ooleagaciii nabi muxamad nnkh oolawraeegay maamul dumay oonlahayn xataa gaadhigii maayarka ookiro ahaa kii xoghayaha ookiro ahaa,dhamaantood wada yaalay geerash kuyaala magaalada aeabsiyo

Waxuu xilka kulawareegay goob aanu caqliga bili aadanka ahi qaadan karin waxaana ay ahayd dagmadii gabilay meel gabal baasi udumay waxaa yaalay dayn dhan halbilyan iyo badh shilinka soomaaliland ah oomadaxa ayuuqabsaday kaaga darane majirin kun shilin oolacadayn karayo meel uuku baxay oolaguqancaa dhamaan teedna waxay ahayd boob hanti qaran waxaanan odhan karaa soomaaliland waxaa kuhabsaday masiibolaysla ogolyahay oo waxaalaysla qaatay sabankii maamul xumada iyo musuq maasyqa waana raali dawladu katahay inaan nina loo xidhin waayo duqu waxuu uhaystaa in xadhiga ooqudha ahi iuyahay kan fashilaya dawlada eeku shaabadaynaya musuqa ee ceeb uma haysto.siilaanyo musuqa socda

Maxamad amiin oogalay meel aanankubiimeeyeen naftayda ayaa calaamadax ugalay maayarnimada magaalada gabilay oosidaasi ubaabasan waxuu madaxa udhigay dhamaan dadkii sheeganayay daynka ilaawaqtigii daauud khayre kaahin ookusinaan sagaashamaadkii soo xukumay magaalada gabilay.

Waxaa wax ilaahay ooqudha loogu mahadiyo ah in uumaayarkii lixbiloid gudahood kuwada bixitay daynkii.lagu lahaa itadoon deeeana deera herdiyin waxuusoo celiyay kalsoonidii shacabku kuqabilahaayeen maamulja dawlada hoose oolaga quustay labaataneeyo sano ceeb.iyo xadhig iyo kala dhimasho uunlagula kala wareegi jirY xilka xafiiska maayarka gabilay dadbaa uhaysta inaan qofqudha ahowacsaxikarin lkaakiin umadeenu waxay ibaahantahay ashqaas nadiiftaas ah kudhaawaad boqol qof oodayman kala gadiiaan sheeganayay ayaa khamiustii dhawayd simadaxtaabasho loosiiyay waxasoo noqday ishacaykkii dadwaynaha deegaanka waalatsa saamaxay dadkiina dar ilaahaybay uwalaaloobeen hadaba hadii laga gabado sheegida wanagaaga waxaa macalin inoo noqondoona xumaanta alaylahe maxamad amiin ducaa kaga dhacday dadkii soo doortaye ilaahaw isha shayaadiinta iyounaadaqiint kanabadgali aaaamiin

Takale eeitaduna xusida ubaahani waxay tahay in baanka gabilay ay taalo lacag aan qofna rumaysan karayn oodhan halbilyan iyo todoba boqol oomilyan waa wax ilaahay loofu mahadnaqo inlacagtii lagi cuni jiray maqaaxiyaha hargaysa iyo gabilay kala xerayn karilaayihiin shaqaalaha baanka gabilay waxaanu midka mida shaqaalaha baanku saxaafada usheegay inaanu waligii arag lacag ntaasi.leeg oo khasnad dawladeed kujirta

Takale eesadexaad eeiyana sheegista ubaahani waxay tahay inmaayarku iushaqaalahiisii abaalgud uga dhigay inuu mushahaeada ukordhiyo boqolkiiba konton taasi waxwayn katari doonta heerkooda nolosha iyo niyad wabaaga shaqaalaha iskusoo wafa xooriyoo waxaan maxamad amiin maayarka sada yr eegabilay leenahay waadna asturtee ale haku asturo ilaahay iyo saxaafada soomaaliland na waxay kaaga maragkacayaan waxqabadkaaga

 

Wabilaahi tawfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here