Ogeysiis Ogeysiis ( Aqoonyahan Xilka loo igmado aad ugaraaya oo aan idin ilaaweyn haduu Aqalka dheer fuulo Arbe aan aan Abaalkiina gadin imika soo doorta isna inuuyahay Xasan Xuseen Shide uurka ka ogaada)

0
1033

Jaaliyada Somaliland ee Magaalaada Bristol iyo Nawaaxidkeeda waxay si sharaf iyo maamuusleh ugu marti qaadaysaa dadweynaha dagen Magaalada Bristol iyo magaalooyinka kale ee dalkan ingisiiska in ka soo qaybgalaan xaflad lagu sharfayo naguna Caleemo saarayo  Xildhibaan ka soo jeeda magaaladan Bristol Mudane Xasan Xuseen SHide kana sharaaxan Xisbiga Kulmiye ee talada haya Xildhaanka waxa uu hor iska soo sharaxay Xisbigii UDUB,GobolKa maroodijeex 2005 waxaanu Codka waayey 120 cod waxaanu ku qoraa xidhaanka eecidhii kabaxda Xildhimaana UDUB ee ka mid ah Golaha wakiilada G/Maroodijeex laga soo bilaabo 2005 il 2014 sidaa dartee waxaanu Go’aansaney  hadaanu nahay Jaaliyada Qurbajooga ah ee Magaalada Bristol  in aanu taageerno in Xidhibaan Xasan Xuseen marlabaad isku soo taago Xildhibaanka  GolahaWakiilada ee soo socota kaas  oo aanu rumaysanahay in dad ,dalkaba Somaliland wax taridoonu Mustaq waxa badana ku soo kordhin doonu .

Xafladu waxay qabsoomidoontaa maalita Axada ee 21/12/2014

Saacad 4pm ilaa 10pm

Goobta  ·  Gabriel House, St Gabriel Rd

  • Easton, Bristol
  • BS5 0RU – UK

Allaah Mahadleh

Gudoomiyaha Jahliyada Magaalada BrItol

Mudane Cumar Muxumed Buuni (Cumarsiyaad).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here