Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Ku Eedeeyey Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Baanka Dhexe

0
1024

Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa oo ka hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira ayaa waxay dusha u saareen sicir bararkaasi wasiirka maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan iyo baanka dhexe ee Somaliland.

LEAVE A REPLY