Qareenkii U Doodyay Shirkada Prime, Sultan LTD oo Eedaymo u jeediyay Wasiiru Dowlaha Amniga...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Qareen Sacad Yasin oo ah qareenkii u Doodayay Shirkada Prime Sultan LTD Eedaymo u jeediyay Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye. https://youtu.be/Hc5UUt2Dre0

Aqoonsiga Maraakiibtu Waa U Muhiim Ammniga Dekaddaha

0
Hargeisa β€”Dokumentiga warbixineed ee maraakiibta ama doonyaha iyo habka raadinta iyo badbaadintu, waa laba tiir ee ugu muhiimsan habka lagu sugo dakaddaha adduunka, iyada...

HAMBALYO MEHER WACAN: Barkhad-Ladiif Muxumed Cumar Iyo Suleekha Cabdiraxmaan Aw Cali

0
HargeisaPress β€” Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus...

Aqoontu Waa Awood Iyo Itaal, Waana Aalad Wax Lagu Qabsado, Waa Ilays Iyo Iftiin...

0
HargeisaPress Β β€”Aqoontu waa quudka koriya garaadka ee toosiya habka fikirka ruuxa kadibna xagal daaca udiida go’aanada lagaadho iyo habraaca wax qabadka iyo fulinta hawlaha.   Waxaan...

Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobikarin uga dirayna Wasiir ku Xigeenka Cusb ee...

0
Ugaas Maxamud Cabdi indhatag (Dalai), ABDIKARIIM AHMED CAWAALE, KHADER SACIID AHMED. AHMED YUUSF BADHEEDHE . MAXAMED DAAHIR FEEDHO, GEELE CABDINAASIR FOODCADE IIDLE BASHIR. Dhamaan...

Xanuunka COVID-19, Wacyi-galin Bulshada Dhexdeeda Ah oo Xoog Badan Ayuu Inooga Baahan Yahay

0
Xanuunkani waa mid aad u halis badan oo marka la ga tago dhibta geerida ee uu sababi karo waxyeello ku ah nafsadda muwaaddiniinta, maceeshada,...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay Xilliga La-Galayo Doorashada Madaxweynaha iyo Ururada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay goorta la qabanayo Doorashada Madaxweynaha iyo ta Ururada Siyaasada, taas oo ay muddo...

Geed loogubayo geed, Waa maqaal ka hadlaya Deegaanka W.Q Kaptanka

0
Inbadan ayaan ka hadlay Siyaasad lakiin maanta waxaanΒ  qalinka khadka ugu shubtay inaan suureeyo deegaanka wanaagsan ee qaniga ah ee ilaahay inagu galladay hanti...

Ma Hambbay Suggayaan!!!!?…..W/Q Xuseen-Mahdi Xasan Xuseen

0
Dhacdooyin ka taariikheed xiligii la joogaba waxay sumtaan ama ay reebaan hadalo iyo dhacdooyin ma hadhooyin noqda, kuwa la taaggo iyo kuwo la duuggo,...

Doorka Barnaamijka Xisbiga WADDANI ee Xakamaynta Tahriibta:

0
Tahriibtu, waa aafooyinka qaran ee muddooyinkii danbe sida aadka ah inoo saameeyey, waxa maalin walba badaha iyo Saxaraha Liibiya ku dhinta dhallinteennii, xoogeennii, ubadkeennii...