Hambalyada Meherka : Boqorka Olol Yaasiin Axmed X. Nuur Iyo Boqorada Shugri Cabdiraxmaan Muuse...

0
HargeisaPress —Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,  Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, Madaxweyne...

Shirka WADDANI ee Nairobi & Shakiga Shacbiga Somaliland

0
Waxa soo xoogaystay shakiga iyo walaaca fallanqeeyeyaasha siyaasadda iyo shacbi-weynuhuba wax iskaga weydiinayaan dhaqdhaqaaqa olole ee xisbiga WADDANI ka bilaabay dalka dibadiisa, gaar ahaan...

Qabowga Dhaxanta iyo Xummadda-Darani Waxay Wehel U Yihiin Dadka-Maanka Ka Buka

0
Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaad ku arkaysa Dadka Maanka ka buka, oo dabada galiyay gidaarada iyo dhirta hoosteeda, kuwaas oo aan haysan waxyaabaha...

Daawo muuqaal: Meherkii Qarniga + Munaasibadii Hotel Hida Dhawr oo Kulmisay Shaqsiyaadka Miisaan Culus...

0
HargeisaPress  — Waxaa Maanta Hotel Hida Dhawr ee Magaalada Hargaysa Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada, Lamaanaha isdoortay Mudane Xasan Axmed Xundhur (Abu Cali) iyo...

Maayarka Caasimadu Dhalinyaradii Cabashada Ula Taggey ee Garoonka Dhurqaanta Ayuu Dib Ugu Jiheeyay Ganacsade...

0
Dhalinyaradan ayaa muddo dheer waxay si kulmeel-gaadh ah ugu ciyaarayeen dhul uu leeyahay ganacsade baxsane,oo ku yaala xaafadaasi imika loo yaqaan garoonka baxsane. Ganacsadaha ayaa...

Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay iyo Qayb ka mid ah Taariikhdeeda Qofeed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 6 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Sababaha Xulashada  & ilduufka abaalka: Akhriste, shirwaynihii koowaad ee golaha dhexe ee xisbiga...

HAMBALYO MEHER: Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

Maxaa lagu xusuustaa weriye Cawil Daahir Salaad?

0
Dabayaaqadii siddeetanmeeyadii ayuu weriye Cawil Daahir Salaad ka shaqeynayay raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho oo ahaa halka raadiye ee dalka jiray. Markii uu dalka burburka...

Maxa Sababay In Beesha Caalamku Hoos U Dhigto Xidhiidhkii Somaliland? W/Q Cabdiraxmaan Cadami

0
Sida aynu taariikhda ka baranay dhacdo kasta waxay dunida ama gobol ka mid ah ku yeelan kartaa saamayn balaadhan ama isbedelo hor leh. Somaliland...