Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo U Dhashay Dalka Itoobiya

0
872

Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay in ka badan 60 qof oo tahriibayaal ah isla markaana dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Itoobiya kuwaasi oo doonayay inay qaab dhuumasho ah uga tahriibaan xeebaha galbeedka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here