Shirkada Dahabshiil oo Macaamiisheeda ku Hambalayaysay Munaasibada ciida

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkada Dahabshiil waxay hambalyo munaasibada Ciidul-Adxada awgeed u diraysaa macaamiisheeda iyo shaqaale weynaha Shirkadda meel kasta oo ay ku sugan yihiin.          
Xisbiga Waddani

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Iyo Khibradiisa Qaramada Midoobay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Wasiirka wasaaradda Amuuraha Dibadda ee JSL ayaa maanta Khudbad ku saabsan nabadda afrika ka jeediyey Shir maalmahan ka socday Kulliyadda xalinta...

Dahabshiil Group Oo Soo Bandhigay Guulaha Laga Gaadhay Barmaamijka Kobcinta Ganacsiyada Yaryar Ee Micro-Dahab...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa soo bandhigtay guulaha laga gaadhay barmaamijka MicroDahab ee kobcinta ganacsiyada yaryar, kaas oo muddo sannad ah oo...

Madaxweyne Biixi oo Laalay Cashuur-dhaafka la Sameeyo, Xeerar Xasaasi ahna Dhaqan-geliyey

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Wareegtooyin uu ku dhaqan-geliyeyAfarXeer, isla markaana uu ku hakiyey Cashuur-dhaafka loo sameeyo Badeecadaha...

Dowladda Soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeertay safiirrada ka jooga Suudaan iyo...

0
Mugdisho,(HargeisaPress)—Dowladad Soomaaliya aya maanta muddo toddobaad ah ugu yeertay inay dalka ku soo galaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya dalalka Suudaan iyo Masar,sida lagu sheegay...

Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Oo Ku Hawlan Cidhib-tirka Miinnadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga  Somaliland  ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka  furay kulan lagu gorfaynayo sidii kor loogu qaadi lahaa nidaamka lagu nadiifinayo...

DABLAY HUBAYSAN OO AAN HAYBTOODA LA GARANAYN OO RASAAS KU FURAY GURIGA BADHASABKA GOBOLKA...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool  Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigey Dad Lala Xidhiidhinayo Weerarkii Lagu Waxyeeleeyey Gudoomiyaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Taliska booliska Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay ciidamada boolisku gacanta kusoo dhigeen dad lala...