Hargeysa,(HargeisaPress) โTaliska booliska Somaliland oo maanta shir jaraaโid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay ciidamada boolisku gacanta kusoo dhigeen dad lala xidhiidhinayo weerarkii dhawaan lagu waxyeeleeyey gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI.
Waxaana sidoo kale ay ciidamadu soo qabteen ninkii weerarka lagu waxyeeleyey gudoomiyaha ka hor usoo hanjabay.