Daawo Muuqaal: Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadii Jimcaha Maanta Si Adag Ugaga Hadlay Nidaamka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Aadan Muxumed Xiiray (aadan Siiro) ayaa khudbadii salaadda Jimcaha ee maanta, si adag ugaga hadlay nidaamka Bangiyadda ku shaqeeya ribadda.           Khudbadda...

Maayarka Hargeysa Oo Walaac Ka Muujiyay Xabaalo Khatar Ugu Jira In Daad Qaado

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) iyo xubno golihiisa degaanka ka mid ah ayaa walaac ka muujiyay Xabaalaha Boqol jire oo khatar...

James Swan oo Warbixin Ka Siinaya Golaha Amaanka Doorashooyinka iyo Amniga Soomaaliya

0
New York (Hargeisa Press) – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ku saabsan...

Weftigii SAMA-WADE ee Xisbiga WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Deegaano Ka Mid...

0
Saylac, (HargeisaPress) —Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si ballaadhan...

Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland Oo Nairobi U Dhoofay iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Sharaxay U jeedada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa faahfaahin ka bixiyay Safar Saddexda Gudoomiye Xisbi ee...

Mareykanka oo Shacabkiisa uga digay inay booqdaan Dalal ay ku jirto Somalia

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Xukuumadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay booqdaan dalal ay ku jirto Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay soo baxeen fariimo muujinaya in...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaatay E-Basaborka Cusub ee Dhawaan La Soo daabacay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriaydda Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray qaadashada Baasaboorka Cusub ee dhawaan dawladu soo Daacaday, kaasi...

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Qeyb Galey Shir Caalami ah oo Ay Ku Kulmeen...

0
Hargeysa,(Hargeisapress)-Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco),ayaa markii u horeysay ka Qeyb galley Shir Caalami ah oo ay Kulmeen Maayaradda Caasimadaha ugu Baddan Qaaradda Afrika. Shirkan...

Madaxweynaha Turkiga oo Booqday Dalalka Carabta, Kana Hadlay Xasaradda gedoominta Qadar

0
Ankara, (HargeisaPress) —Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay inaanay cidna dani ugu jirin inay daba dheeraadaan xasaradaha u dhaxeeya dawladda Qadar iyo...

Shirkada Dahabshiil oo Macaamiisheeda ku Hambalayaysay Munaasibada ciida

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkada Dahabshiil waxay hambalyo munaasibada Ciidul-Adxada awgeed u diraysaa macaamiisheeda iyo shaqaale weynaha Shirkadda meel kasta oo ay ku sugan yihiin.