Somaliland: Qoyskii Ugu Horeeyay Ee Ilmo Loo Beero oo Lagu Guulaystay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dhakhaatiirta cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay ku guulaysteen in ay Ilmo Beeris u sameeyaan Qoyskii ugu horeeyay. Guddoomiyaha...

Khilaafkii Qareenadda iyo Bahda Garsoorka Somaliland oo Xal Laga Gaadhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA) ayaa waxaa ay ka hadleen khilaaf dhawaan soo kala dhex galay qaar ka mid ah...

Mareykanka oo Dib U Furay Dhismaha Safaaraddiisii Soomaaliya, 30 Sano Ka Dib

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Arbacadii Shalay dib u furtay Safaaraddeedii ku taallay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Safaaradda Maraykanku ku...

Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Maanta ayaa War-bixino lagaga dhegaystay Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadda, Shaqo-gelinta iyo Isgaadhsiinta. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed...
Boqor Buurmadow

DEG DEG: Buurmadow oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Eedaymo Uu Faysal Cali Waraabe U Jeediyey...

1
Hargeisa (Hargeisa Press) – Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Raalli-gelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka...

Somaliland: Colaad U Dhaxaysay Laba Beelood oo La Soo Afjaray

0
Saylac (Hargeisa Press)- Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay gaadheen degmada Wadajir ee magaaalada Saylac, hakaasi oo ay ka dhacday shaqaaqo sababtay...

Faysal Cali Waraabe: Faalka Jabuuti Ima Qabanayo, Bilaa Weysana Kuma Socdo

1
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xissbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii shalay ka soo yeedhay safiirka...

Burco: Rabshado Aroos Ka Dhacay oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

0
Burco (Hargeisa Press)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Waraabeeye ee Degmada Duruqsi ee Gobolka Togdheer, oo...

Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Madaxweyne Biixi U Gudbiyay Bedelka Xubintii Komishanka Ee Hore Loo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleban Maxamuud Aadan, ayaa Madaxweyne Biixi shalay u gudbiyay xubinta uu ugu tallo galay inay ka mid...

DEG DEG: Xisbiga UCID Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay 24 Saacadood Dalka Kaga Saarto...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa eedo u jeediyey dawladda Jabuuti, kaas...