Somaliland: Qoyskii Ugu Horeeyay Ee Ilmo Loo Beero oo Lagu Guulaystay

0
1123

Hargeisa (Hargeisa Press) – Dhakhaatiirta cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay ku guulaysteen in ay Ilmo Beeris u sameeyaan Qoyskii ugu horeeyay.

Guddoomiyaha cisbitaalka Gargaar dr. Cabdiraxmaan Cali (Awkoombe) oo shaaciyay qaliinkan ay sameeyeen dhakhaatiirta Cisbitaalku oo ee ku guulaysteen in Qoyskii ugu horeeyay ay u sameeyaan Ilmo Beeris.

Dhinaca kale, Dr. Cabdiraxmaan Awkoombe ayaa waxaa uu sheegay in ay soo gaadheen Cisbitaalka Gargaar ku dhawaad 400 oo qoys oo ka cabanaya xaga taranka.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY