Dagaal Dhexmaray Soomaalida iyo Canfarta Dalka Itoobiya

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Dagaalkan ayaa Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya waxaa ku dhaxmaray deegaanka Alaale oo hoostaga Gobolka Siti ee Ismaamulka Soomaalida, waxaana lagu dilay...

Cukuse oo Fariin U Diray Dad Uu Sheegay Inay Nabadgalyada Somaliland Ku Ciyaarayaan

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in nabadgalyadu aanay Somaliland ku joogin wax lagu...

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Soo Gebagabeeyay

0
Burco (Hargeisa Press.com): Shirweynihii labaad ee golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo Sabtidii shalay ka furmay magaaladda Burco ayaa maanta la...

D/H Hargaysa Oo Bilawday Nidaam Casriya Oo Ay Ku Kaydinayso Xogta

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Dawladda hoose ee caasimadda Hargaysa ayaa ku guulaysatay in faylasha mulkiyadaha dhulka iyo guryaha laga dhigo nidaamka casriga ah ee lagu...

Wasiirka Gaashaan Dhiga Oo Ka Warbixiyay Hawlaha Miino-saarka Dalka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda gaashaan dhiga Somaliland ayaa sheegay in ay hawl weyn geliyeen qorshaha lagu sifaynayo miino-saarka oo dalka ka socota. Waxaanu tilmaamay...

Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar oo Ka Hadley Xaaladaha Ka Taagan Awdal iyo Ceel-afweyn

0
Boorama (Hargeisa Press)- Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar oo ka kid ah Culumada waa way nee Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hadley...

Cabdiqaadir Jirde oo Ka Waramay Sababta Uu Uga Baaqday Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha ku-meelgaadka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa ka waramay sababta uu uga baaqday...

Dawladda Sucuudiga oo Diiday Inay Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoonto Safiir Uu Farmaajo U Magacaabay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka diiday safiir uu u magacaabay inuu u fadhiyo Sucuudiga Mr. Cabdixakiin...

Trump: Khatar Aan Hore Loo Arag Baa Soo Foodsaartay Maraykanka

0
Washigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in Maraykanka ay soo wajahday "khatar aan hore loo arag" iyadoo uu isa soo tarayo...

Kolonyo Ay La Socdeen Ciidamada AMISOM oo Lagu Weerarray Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday Kolanyo ay la socdeen ciidamada AMISOM oo mararayay agagaarka Isgoyska...