Faysal Cali Waraabe: Faalka Jabuuti Ima Qabanayo, Bilaa Weysana Kuma Socdo

1
987

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xissbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii shalay ka soo yeedhay safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye eek u sheegay in ay Faysal Suuratul-Yaasiin ku akhrinayaan.

 

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in aanu qaban Faalku isla markaasna aanu soconba isagoo bilaa Weyso ah.

 

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY