Khilaafkii Qareenadda iyo Bahda Garsoorka Somaliland oo Xal Laga Gaadhay

0
814

Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA) ayaa waxaa ay ka hadleen khilaaf dhawaan soo kala dhex galay qaar ka mid ah Qareenada Somaliland iyo bahda Garsoorka.

Guddoomiyaha ururka Qareenada Somaliland Maxamed Maxamuud (Timo) oo ay waheliyaan xubno ka mid ah ururkaasi ayaa waxaa uu sheegay in xal waara laga gaadhay khilaafkaasi soo kala dhex galay Ururka qareenada.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here