Shirka 70-aad Ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka oo Maanta Ka Furmaya Magaakada Geneva

0
Geneva (Hargeisa Press)- Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaakada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami...

“Arrinta Ceel Afweyn waa dhibaato qaranka ku taalla Laakiin maanta rejo ayaa muuqata”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in rejo fiican uu ka qabo in la soo af-jaro colaad beeleedka Ceel...

Madaxweyne Biixi iyo Ergadii Nabadaynta Sanaag Oo Is Af-garad Gaadhay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii nabadaynta gobolka Sanaag, ayaa maanta is Af-garad buuxa ka gaadhay soo af-jaridda arrintii buuraleyda...

Madaxweynaha Somaliland iyo Ergadii Nabadaynta Gobolka Sanaag oo Is Af-garad Buuxa Ka Gaadhay Arrintii...

0
Hargeysa-(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii nabadaynta gobolka Sanaag, ayaa maanta is Af-garad buuxa ka gaadhay soo af-jaridda arrintii buuraleyda waqooyi...

“Shan sanadood ayaan ku hawlanaa in guri loo dhiso SOS Centre Burco welina laguma”…

0
Burco (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi),  ayaa ugu  baaqay xukuumadda Somaliland in ay xarun u dhisto caruurta aan waalidka lahayn ee SOS...

Maxamed Xaashi Oo Ka Digay Ka Qayb Galka Caleemo Saarka Axmed Madoobe

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Siyaasiyiinta Somaliland ayaa aragti kala duwan ka qaba in wefti Somaliland ka socdaa ka qayb gallo caleemo saarka madaxweynaha maamul goboleedka...

Somaliland: Ciidanka Dab-demiska Oo Hawlgalo Ka Fuliyay Hargaysa iyo Wajaale

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wiil yar ayaa ku geeriyooday Dhaam-biyood ku yaalla Koonfurta Magaalada Hargeysa, waxaana Maydkiisa halkaa ka soo saaray Ciidammada Dab-damiska. Sidoo kale, Carruur...

“Ma qabyo li’in Laakiin horumarka iyo wanaaga qabsoomay baa badan”…

0
Burco (Hargeisa Press.com): Wasiirkii madaxtooyadda ee xukuumadii Siilaanyo Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa wax magarato ku tilmaamay dadka saluuga ka muujiya in aanay Somaliland waxba...

Wasaaradda Biyaha Oo Balaadhinaysa Kaydka Biyaha Wajaale

0
Tog-Wajaale (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa ka dhagax dhigay magaaladda Wajaale afar kaalmaha biyaha laga cabo ah(Kiosks) oo cusub oo...

Somaliland iyo Austria Oo Soo Bandhigay Nooca Cilaaqaad Ee Ay Yeelan Karaan

0
Nairobi (Hargeisa Press.com):Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Austria ayaa doonaya inay yeeshaan  iskaashi lagu horumarinayo ganacsiga iyo kaabeyaasha dhaqaalaha labada dal. Waxaana sidaas daabacay Wargeyska East...