Wasiirkii Amniga Puntland oo Lagu Rasaaseeyay Deegaanka Carmo

0
Carmo (Hargeisa Press)- Wararka laga helayo gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta la rasaaseeyey kolonyo uu la socday Wasiirka Amniga...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ay Leedahay Lunsiga Hantida Ummaddu, Farriina U Diray...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatada ay If iyo Aakhiro leedahay Lunsiga Hantida Ummadda ka...

Daawo Muuqaal: Wefti Ka Socda Dawlada Sacuudiga Oo Socdaal Ku Yimi Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo danjiraha dalka sucuudiga u fadhiya Waddanka Kenya ayaa socdaalka ku yimid Jamhuuradda Somaliland.                     Halkan hoose ka daawo muuqaalka...

Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Tallaabadii madaxweynaha iyo Golaha Shacabka Soomaaliya

0
Muqdisho (HP): Dawladda Maraykanka ayaa soo dhawaysay tallaabadii uu maanta madaxweyne Farmaajo Golaha Shacabka dib ugu celiyay in ay kaga noqdaan go’aankii ay hore...

Ururka SODRA oo Doortay Hoggaan Cusub

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Shirweynaha afraad ee ururka SODRA ayaa waxaa uu maanta ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxaa shirweynahan ururka SODRA lagu doortay hogaanka cusub...

Qodobada Ugu Waaweyn Ee Diiwaanka U Galay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo shaqadeeda bilowday 13-kii December 2017, ayaa shaacisay waxqabadka u qabsoomay muddadii 120ka maalmood ee...
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Ka Hadley Qiimaha Laydhka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqotay meelaha ugu Laydhka qaalisan...

Xukuumadda Somaliland oo Fariin Isugu Jirta Codsi iyo Digniin Hawada u Marisay Ganacsatada Kala...

0
Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay hoos-u-dhaca sarifka doollarka iyo qiimaha sare ee ay ganacsatada reer Somaliland weli ku iibinayaan badeecadaha kala duwan Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasaaradda Ganacsiga,...

Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo La Doortay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday xarunta golahaasi ee magaalada Hargeysa. Doorashadan...

Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Deeq Gaadhsiiyay Degmadda Dhahar

0
Dhahar (Hargeisa Press) – Guddiga gurmadka abaaraaha Somaliland oo kaashanaya Hay'adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka (Nadford), ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey...