Wasiirka Hawlaha Guud Oo Daah-furay Qorshe Magaaleedka Cusub Ee Burco

0
391

Burco (HP): Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud ee Somaliland C/Laahi Abokor Cismaan, ayaa maanta si rasmiya u daah-furay qorshe magaaleedka xarunta gobolka Togdheer ee Burco.
Munaasibad balaadhan oo loo qabtay furitaanka qorshe magaaleedka Burco, waxaa ka soo qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda hawlaha guud, wasiirka qorshaynta qaranka, maayarka Burco, badhasaabka Togdheer iyo masuuliyiin kale.

DAAWO: Khudbadii Wasiirka Hawlaha Guud ee qorshaha Burco:

Geesta kale waxaa isna halkaasi ka hadlay maayarka magaaladda Burco C/rasaaq Ibraahim Cabdi, oo sheegay in ay mashruucaasi aad u soo dhawaynayaan.

DAAWO: Hadalkii Maayarka Burco uu shaacinta Master Plann-ka:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here