Ururka SODRA oo Doortay Hoggaan Cusub

0
1340

Hargeisa (Hargeisa Press) — Shirweynaha afraad ee ururka SODRA ayaa waxaa uu maanta ka qabsoomay magaalada Hargeysa.

Waxaa shirweynahan ururka SODRA lagu doortay hogaanka cusub ee ururkaasi hogaamin doona 2 Sano ee soo socota.

Shirweynahan waxaa ka hadley Axmed Maxmed Shaqale oo ahaa aasaasayaashii ururka SODRA, isagoona si qotodheer uga waramay waxyaabihii u qabsoomay ururkaasi iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here