Maxamed Kaahin Oo Meesha Ka Saaray Inay Isaga Iyo Maxamuud Xaashi Baratan Ugu Jiraan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiye-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa meesha ka saaray inuu jiro wax tartan iyo loolan ah oo ka...

Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Yeeshay Kal-Fadhigii Siddeedaad Iyo Saddex Qodob Oo Ka Soo Baxay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kal-fadhigii siddeedaad (8aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne...

Daawo: Sawirro Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Weftigii u hogaaminayay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland oo muddo saddex maalmood ah safar shaqo ugu maqnaa dalka Guinei ayaa maanta si weyn...

Badhasaabka Sool Oo Furay Aqoon Is-waydaarsi Loo Qabanayo Dhalinyarradda Saddex Gobol

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa  furay aqoon is-waydaarsi ay dalladda dhalinyaradda Somaliland ee SONYO magaladda Laascaanood ugu qabatay ururradda dhallinyarada ee gobollada Sool,...

Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Hawleed Laga Ga Hadlaayey Ololaha Doorashada Madaxtooyada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan...

Markii Ugu Horreysay Taariikhda Oo Shamaca Ciyaaraha Olambikada Adduunka La Geeyey Masaajid

0
Brasilia , (HargeisaPress) —Muslimiin ka mid ah dadka deggen magaalada Foz do Iguacu oo ku taalla xuduudka saddex geesoodka ah ee ay Baraasiil la...

Xildhibaanno Xukuumadda Ku Taageeray Joojinta Mudaharaadka Mucaaradka

0
Hargaysa (HP: Xuldhibaanno ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda ku taageeray go'aanka ay ku diiday mudaharaadka mucaaradku ku baaqeen. Xildhibaan Yaxye C/laahi Aamin, oo...

Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka oo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Taliska ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa war ka soo saaray wararka sheegay in Taliye ku xigeenkii ciidanka Dabdamisku uu tagay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed...

Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ka Digay Muddo Kordhin Laba Sanno Ah, Kuna Baaqay Wadatashi Qaran

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddani iyo Madasha wadatashiga ayaa wada jir u sheegay inaanay aqbali doonin Muddo kordhin siyaasadaysan oo...

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala Saudi Arabia oo ay ku Dhinteen 15-Qof ...

0
RIYADH, Saudi Arabia (,HargeisaPress/AP) — Qarax lala beegsaday Masaajid ku yaalla Magaalada Abha ee dalka Saudi Arabia ayaa lagu dilay 15-qof oo ay ku...